Riyada anoo meel dheer fuulay oo xafiis galay

 Riyada:

Asc waxaad ii fasirtaa xalay waxaan kuriyooday anigoo fooq aad udheer foolay kadibne meel xafiis ah galay oo aan yaabanahay leetahayne halkan waaba lagu wareeri ruuxii hoos dhowra  fogida halkan saaranahay ,

Kadib dadakii ila socday oo aan qaar aqaano ayaa ilayabay yidhi waa caadi xiligii rawaxaad ayaa lagaadhay ee Ina keeen saaba meel unbaan galanay waxaanba taaganahay albaabkii uu isa siifuraya waan kabaxnay anigoo yaaban unbaan toosay inshallah haday khayr leedahay ii fasir alahaa kubarakeeyee

Riyada anoo meel dheer fuulay oo xafiis galay


Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa shaqada aad hayso inaad ka gaarayso meel sare.

Waxaa laga yaabaa inaad hesho jago aadan filanaynin, riyada waa wanaag.


The dream describes the work you have to be reaching a high point.

You may get a position you don't expect, the dream is good.


Previous Post Next Post