Riyada abaahey iyo adeerkay iyo hooyadey oo mar hore dhintay

Riyada:

Asc

Waxaan

Ku riyooday

Aabahey io adeerkey io hooyadey oo marhore dhintay

Oo idhahaayo

Anteenada nagabadal hadii ey wax qarash eh ey rabaan aniga ayaa bixinaayo  ee dhaqsi nagabadal

Adeer keey igu cel celinaayo

Anteenada nagabadal

Ee maxaa lagu micneey karaa

Qer allaha kadhigo

Riyada abaahey iyo adeerkay iyo hooyadey oo mar hore dhintay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aan fiicanayn inaad samaynayso oo aaabahaaga iyo hooyadaada adeerkaaga aan raalli ka noqon karin, waxaa lagaa reebayaa arrin xun oo la rabo inaad ka fogaato.


The dream describes unpleasant things you are doing and your father and your uncle's mother cannot please, you are excluded from a bad thing that you want to avoid.



Previous Post Next Post