Riyada anoo sooman oo aad u faraxsan oo shaah cabay

Riyada:

 Mida kale anigoo sooman  socda cirkune daruuro quruxbadn kamuuqdo  aadne ufarsanahay  hadane aan leeyahay shaah ayaan cabay waane soomana makaasu ruuxii shaaha ila cabayay. Ayaa iyidhi hadaad soomanayd soonkaagii iskawada waa wax uu Rabi kusiiyay  aad baan kufarxay

Riyada anoo sooman oo aad u faraxsan oo shaah cabay

Fasirka:

Waa nolol macaan oo aad heli doonto adoo aan filanaynin, si dhib la'aan ayaad ku gaaraysaa.

Waliba adoo meel sare ka gaaray shaqadaada.


It is a sweet life that you will have without expectation, you will achieve it without difficulty.

You have reached a high point in your work.


Previous Post Next Post