Riyada anoo xafiis joogo lacagta mushaarka lay kordhiyay

Riyada:

 Asc waxaad ii fasirtaa xalay waxay kuriyooday 

Anigoo xaafiis jooga  waraaqo badan oo daabacan wato ayaan albaabkii xafiiska ninka  masuulka ka ah oo furan ayaan galay kadib waxaan idhi waxaan kamid ah shaqaalah xafiiska ee musharkaygi ayaan rabaa ,

Wuxuu iigu jawaabay utahay xisaabadka waan Soo baxay markaas nin albaab taganaa ayaa iyidhi musharkiii waa laguu kurdhiyaya 40% ee dhib majirto,

Waan Soo rawaxay xaga fada ayaan aaday kadib albaabkii xafada oo furan ayaan galay waxaan arkay  baraxa oo wada goglan caw ama darin  wada yaalan bustayaal dul saaran yihiin.

Gabadh hagajinaysay ayaan ku idhi waxaan naga haaji  meeshune waxay ahayd meel wada cows iyo duqsi aad ubadan ayaa kabuuxay waan yaabay kadib kabihii ayaan iska bixiyaya gabadha way qurux badnayd oo way fadhiday wayane hagaajinaysa Wayne ii dhoola cadaysa

Riyada anoo xafiis joogo lacagta mushaarka lay kordhiyay


Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa hormar aad ka gaari doonto noloshaada, waxaad yeelan doontaa sucad fiican oo dadka ay kugu tixgaliyaan.

Waa riyo khayr ah.


The dream describes the progress you will achieve in your life, you will have a good sense of people to consider you.

It is a good dream.


Previous Post Next Post