Riyada:
Asc wllo waan ii diin salammaay dhamaan dadiyahaa fasirka riyada waxaan ahaay gabadh carmal ah waxaan ku riyoodey anigo jifa gogosheyddii ayaan arkey injir socota dhulka oo waxan is i dhi diil oo waay soo badatey oo wan yabaay oo wan eegay injir tu way waweneed qarnaa waxaay ahayeen qaar dhaxe iyo qin dhiciil badaan oo cad oo aad u cad ii meey gelin aniga see dhulka a yey maraysey qolka aan jifey dabadeed is idhi talo faraheey kabaxdee doono wax aad ku disho oo so qatey bac iyo letaar aan ku dhalaliyo marka ayan tosey imacne wllo adigo mahad san.
Fasirka:

Injirta inta badan waxay noqotaa markay qofka madax ka gasho cadow taag daran oo aad kuugu dhow, laakin hadda iyada iyo ukumaheeda guriga ku jira waxay noqon dad xun xun oo xaasid ah oo tabar yar ee raba inay dhib kuu geystaan, waxaa kaloo laga fahmi karaa inaad ka guulaysan karto dadkaas wixii walwal ku hayana inuu kaa bixi doono.