Riyada guri weyn aan degayo oo bisad sariirta hooteeda ku dhashay

Riyada:

Asc bahda daruuro wll waxan ku  riyooday xili barqadii ilaa3 sac subax nimo seexday waxaan ku riyooday anoo guri quruxbadan qasriya dagay dabaq suga ah daykiisa riinjikala nooc noca marsan yahay oo korna siliga guryaha kuxiran yahay dagnay hortiisa waxaa ku taala meel gawarida lagu sameeyo  wada gaari ah oo rag badan joogaan waxaana dhinaca meesha garaashka mara luuq dhuuban oo school ay qurbajoog ledahay kuyaalaa oo isna quri dabaq suga ah markaa ani 
Guriga markaan dagayay waxan haystay cunug ayar ani guri ga markii lay goglayban anicug aanlaha dhay galay iyo midka an hada ahaystoo waynayday iyo gabar iishaqaysa waxaa ilajoogtay walaashay qolka jiif waxuu ahaa waasac markaan cunuga seexiyay ayaan is iri bal guri  fiiri luuqii ayaan maray ruuxbaa igu yiri luuqa duhurarkay caruurtu baxan waalaxiraa si duugada usooarin markaan guriga kabaxay waxan gacanta ku watay sacab cusba aha waana so labatay anoo guriga kayaban quruxdiisa waxan lahaa xiliga kulaylaha korbaad ku laydhsanaysan lkn bisad baa guriga soo gashay waxan bixiyay lknii sariirta hoosteeda iigu dhashay ban lahaa 
Xaan ahay xaas.
Riyada guri weyn aan degayao oo bisad sariirta hooteeda ku dhashay


Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada inay isbadali doonto guriga cusub weyn wuxuu tilmaamayaa nolshaada, laakin bisada sariirta hoosteeda ku jirto waa naag adiga kugu nool oo laga yaabo inay tahay naag aan fiicanayn, riyada waxay u eg tahay in lagaaga digayo dad aan kula rabin nolol fiican oo adiga kula joogo ama saaxiib kula ah.


Previous Post Next Post