Riyada:
Wl ilahay ha ku barakeeyo aad ayaan u xanuunsanahay dhaqatar hadan tago waxba kuma ahayn laydhahaa
Bishii hor
Waxaan ku riyooday gurigayaga dhakadiisa islaan xidh xidhan oo fadhisa markaan fiiriyo bisad madow bay usu badashay waxaana ku aqriayay suuratu baqra isla riyada dhex deeda.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof la sixray, waxaa lagaa rabaa inaad ku dadaasho quraanka akhriskiisa waxaad badsataa ducada mar kaste oo salaad aad tukato duceyso.
Naagtaas xirxiran oo bisad madow isu baddalayso waa shaydaanka sixirka qaabilsan oo adiga lugugu soo diray.
Waliba waxaa laga yaabaa inay tahay qofta ku sixirtay naag.