Riyada:
scw walaal waxan donaya in lay fasiro riyadan qofki arko asoo haweeney deriska galmo la sameynaya oo raaxo badan ka dareemaya galmada wuxuuna ku sameyanayaa meel banaan aan dad joogin markaas waxaa kusoo baxayo eey weyn sida maroodiga oo kale kadib wuu ka cararaa naagtii oo qaawan oo dhulka jifto.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad adiga raadinayso laakin aad dhib iyo cabsi kala kulmi doontid, guud ahaan galmada waa gaaritaanka danta ama faa'idada aad ka helayso qofka aad u galmoonaysid laakin taas kuuma suurtagalayso waayo dhib iyo rafaad ayaad kala kulmaysaa dantaada ma gaareysid, waxaa laga yaabaa naagtaas inay fadeexo ku dhacdo waayo jidka ayaad uga tagtay iyadoo qaawan.

Waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa digniin lagaaga digayo naagta deriska aad tihiin.
Eeyga wuxuu noqon karaa nin iyada daacad u ah oo ilaalo ku haya.