Riyada cadaabka iyo qiyaamaha qofkii la tuso

Riyada:

Wll taga laba jeer ayan la I tusay cadaabta mar iyado dad.la cadabayo iyo mar aduunki o la so rogayo wll bal I fasir inshalaah shugran

Riyada cadaabka iyo qiyaamaha qofkii la tuso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa digniin waxaa lagaaga digayaa dambiyada qaar marka naftaada dib ugu laabo ku dadaal daacada Alle iyo salaadaha.
Previous Post Next Post