Waxan ku riyooday aniga oo jooga meel salaad ciid lagu dukanaayo

 Riyada:

Salaan ka Dib waxan ku riyooday 

Aniga oo jooga meel salaad ciid lagu dukanaayo 

Oo aan ku cel celinaayo 

الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله، الله أكبر الله أكبر ولله الحمد،  الله أكبر الله أكبر الله أكبر، لا إله إلا الله، الله أكبر الله أكبر ولله

Waxan ku riyooday  aniga oo jooga meel salaad ciid lagu dukanaayo


Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa khayr iyo barako aad heli doonto iyo farxad iyo diin


Previous Post Next Post