Riyada rag iyo dumar isku dhex tukanaya

Riyada:

xalay riyo aan la cajabay ayaan arkay aniga iyo dadkale ayaa meltagnay kadib mel hilib kucunay kadib aan ka dareernay marka ayaan ka hadhay anu kadib waxa aan arkay dumar iyo rag isku dhax tukanaya markaa ayan yabay kadib inta aan cararay ayaan  alaah gacmaha u horsaday oon idhi aloow san maxay ku dhacday kadib marki aan soqoday waxa aan arkay meshi oo rag un ah  marka ayan idhi hadana wan qaldame aloow icafi kadib waxa aan arkay meel dahabku ka buuxo silsilado dahab ah oo farabadan iyo qufulo dahab ah oo dahabkii qarniyada hore ahaa ee qaliga aha kadib cagad biyo ah ayaan soqatay kadib dahabkii ayaa caseyay biyahihii  dahab aan ilaa xalay gurayay ayuu noqday ilaa xalay ayaan dahab meshan maraba dahab ayaa ka buuxay

Riyada rag iyo dumar isla tukanaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa fidno iyo wax bidco ah oo diinta lagu soo darayo marka iska ilaali dadka qaarkii waa digniin oo ku dadaal ducada iyo salaadaha.
Previous Post Next Post