Riyada gabar lagu dhahayo dabecdii fadumo rasuul ayaad leedahy

Riyada:

Asc wll waxanku riyoday anigo dad is magaya dhex dhexadinya waliba waninya o ku leh wll qabyalda iska daya dadka mumininta la saxiba kadib gabadh aya i jawbtay wayxna igu tiri wll dabecdii fadumo rasuul ayaad leedahy marksan farxay

Riyada gabar lagu dhahayo dabecdii fadumo rasuul ayaad leedahy

Fasirka:

Riyada waa bishaaro waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof wanaagsan oo diinta ku toosan Ilaahay haku barkeeyo waa khayr.
Previous Post Next Post