Waxaan ku riyooday nin aanu kala tagnay Isagoo gaadhi ijiidhsiin gaadhay

Riyada:

Waxaan ku riyooday nin aanu kala tagnay Isagoo gaadhi ijiidhsiin gaadhay oo gaadhigii meel biriish ah kala dhacay isaga 

Isoo fasira walaal

Waxaan ku riyooday nin aanu kala tagnay Isagoo gaadhi ijiidhsiin gaadhay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro oo dhib kuu geysan rabo laakin Alle ayaa kaa qaban doono dhibkiisa isaga ayuu ku noqonayaa way hdici kartaa inuu yahay ninka aad kala tagteen ama qof kale ku neceb.

Previous Post Next Post